Ururada Saxafiyiinta MAP iyo NUSOJ oo tababar u furay Saxafiyiin laga soo xulay gobolada Puntland
Ururka Saxafiyiinta Puntland MAP ayaa maanta wariyaal laga soo kala xulay warbaahinada kala duwan ee gobolada Puntland u furay Tababar Socon doona Muddo Saddex maalin ah. Tababar ayaa Ururka MAP waxaa ka caawinaya ururka Saxafiyiinta Soomaaliya ee NUSOJ oo isna gacan ka helaya Ururka hormarinta Saxafiyiinta ee VIKES oo ka jira dalka Findland. Furitaanka tababarkan waxaa […]
Comments are closed.