Shirkadda Towfiiq oo soo bandhigtay saliida gawaarida oo casri ah (Sawiro)
Waxaa maanta shirkadda ganacsiga guud ee Towfiiq ku soo bandhigtay magaalada Bosaso saliid cusub oo casri ah, kuwaasi oo loogu tala galay garaawirda noocyadooda kale duwan. Xafladda lagu soo bandhigayey saliida garaawirada (National Lube) ayaa waxa ay ka dhacday hoolka shirarka ee hotel Jubba, waxaana ka soo qeyb galay qeybaha kale duwan ee ganacsatada, khuburo […]
Comments are closed.