Shirkada Isgaarsiinta SOMTEL Puntland xarunteeda Garoowe ayaa waxay todobaadkan bilowday diwaangelinta Adeega E-Dahab Service oo ah adeeg Simcard-ka SOMTEL aad ku kaydsan karto lacagtaada dollarka ama aad wax ku iibsan karto. Madaxa Suuqgaynta shirkada SOMTEL gobolka Nugaal Ismaaciil Maxamed Jaamac ayaa Horseed Media u sheegay in shirkadu weli si tijaabo ah u furan tahay balse ay bixinayso adeegyada […]