Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan ku qabsoomay magaaladda Boosaaso, uuna shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa looga hadlay Amniga, Xaaladda Siyaasadda Dalka, Dib u eegista Diiwaanka Siyaasadaha iyo Xeerarka Puntland, Dhismaha Goleyaasha Deegaanka iyo Warbixino kale.

Shirka Golaha Wasiirada 03 10 2019-11 2 3 4