Madaxtooyada dawladda Puntland oo uu dhismeheeda iyo dhagax dhiggeedaba lahaa Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland  Dr Faroole ayaa intii uu xilka hayey Madaxweyne Gaas waxaa lagu sooo kordhiyey waxqabaddo aad u wanaagsan  kuwaas oo la xiriira horumarinta waddooyinka madaxtooyada gudeheeda iyo dhismaha waddada isku xidha  magaalada iyo xarunta Madaxtooya.

sidoo kale waxaa wax badan laga beddeley tayada shaqaalaha madaxtooyada iyo qalabaynta xafiisyada dawladda taas oo wax badan ka qabatay howlmaalmeedka caadiga ah ee Madaxtooyada.

20180407_122145 20180407_122226 20180407_122344 20180407_122443 20180407_122525 20180407_122604 20180407_172512 IMG_20180407_124244_222 IMG_20180407_124342_499 IMG_20180407_151949_478 IMG_20180407_172409_248