Waxaa maanta oo Arbaca ah la filayaa in magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, Gaalkacyo iyo Qardho laga soo dajiyo Qaadkii laga keeni jiray dalka Kenya oo sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay la joojiyey. Joojinta Qaadka ee maalmihii lasoo dhaafay ayaa salka ku hayey muran ka dhashay qiimaha qaadka ku iibiyaan beeraleyda Kenya oo sare loo qaaday iyo […]