Shir looga arrinsanayey dejinta siyaasad muhim u ah shaqaala dawladda Puntland oo lasoo af-meeray

Shirkaan oo noqonay kii afraad ee noociisa ah isla markaana dabo jooga saddex shir oo isaga ka horreeyey oo looga arrinsanayey dejinta siyaad lagula soconayo hannaanka shaqo gudasho ee shaqaalaha rayidka ah ee dawladda ayaa […]

Read More

Comments Off

Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda Puntland oo Garoowe shir uga furmay

Kulan ay magaalada Garoowe ku yeesheen dhammaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalaha iyo hay’adaha aan  qaybta ka ahayn Mashruuca ayaa saaka ka qabsoomay Wasaaradda Qorshaynta Puntland.

Kulanka […]

Read More

Comments Off

DAWLADDA PUNTLAND OO SOO BANDHIGTAY NATIIJADA IMTIXAANKII LOOGU TARTAMAYEY SHAQAALAHA DAWLADDA

Munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka dufcaddii labaad (Second wave) ee u tartamaysey imtixaankii ay soo dhejisey dawladda Puntland ee loogu tartamayey kamid noqoshada shaqaalaha cusub ee ay dawladdu qaadanayso ayaa maanta lagu qabtay xarunta […]

Read More

Comments Off

Puntland State News

Shirkii billaha ahaa ee mashruuca tayaynta shaqaalaha ee CIP oo looga hadlay arrimo muhim ah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawaladda iyo shaqaalaysiinta ee CIP ee uu Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland.

Shirkaan ah mid bishii mar la qabto isla markaana looga arrinsano machruuca CIP ayaa maanta waxaa looga hadlayey Ansixinta Qorshaha mashruuca ee sannadkaan 2018 iyo  baahiyaha […]

Shir looga arrinsanayey dejinta siyaasad muhim u ah shaqaala dawladda Puntland oo lasoo af-meeray

Shirkaan oo noqonay kii afraad ee noociisa ah isla markaana dabo jooga saddex shir oo isaga ka horreeyey oo looga arrinsanayey dejinta siyaad lagula soconayo hannaanka shaqo gudasho ee shaqaalaha rayidka ah ee dawladda ayaa maanta lagu soo gunaanadayaa magaalada Garoowe, waxaana shirkaani shir furay guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha rayidka ah Mustafe Saciid Shabac waxaa isaguna  goob joog ahaa  guddoomiye kuxigeenka […]

Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda Puntland oo Garoowe shir uga furmay

Kulan ay magaalada Garoowe ku yeesheen dhammaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalaha iyo hay’adaha aan  qaybta ka ahayn Mashruuca ayaa saaka ka qabsoomay Wasaaradda Qorshaynta Puntland.

Kulanka ayaa dabo joogey mid isaga ka horreeyey oo looga hadlayey dejinta siyaasad lagula socon doono tayada shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland, taas oo […]

DAWLADDA PUNTLAND OO SOO BANDHIGTAY NATIIJADA IMTIXAANKII LOOGU TARTAMAYEY SHAQAALAHA DAWLADDA

Munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka dufcaddii labaad (Second wave) ee u tartamaysey imtixaankii ay soo dhejisey dawladda Puntland ee loogu tartamayey kamid noqoshada shaqaalaha cusub ee ay dawladdu qaadanayso ayaa maanta lagu qabtay xarunta hay’adda PDRC ee Garoowe.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb-galay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Cabdiraxmaan Sheekh Axmed, guddigii imtixaanka qaadayey, guddiga xallinta cabashooyinka ka yimaada tartamayaasha, ururada […]