Puntland State of Somalia – Categories – Development




Development

Bossaso and Garowe Airports

Daaw Sawiro badan Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Dhagaxdhigay Dhismaha Garoonka Bosaso.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-12-2014 si rasmi ah u dhagax dhigay mashruuca dhismaha Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boosaaso.

Xaflad balaaran oo loo qabtay dhagax dhiga kana dhacday gudaha Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ayaa waxaa ka soo […]

Reconstruction of the Buundada Midigar

Madaxweynaha dowladda Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga fuliyay gobolka Nugaal iyo kuwo horleh oo uu dhagax dhigay.

Madaxweynaha ayaa si rasmi ah ufuray buundada Midigar ee kutaala tuulada Sunijiif halkaas oo shantii bilood ee ugu dambeysay lagu waday dhismo kadib markii ay buundadu ku go’day roobabkii […]

Bossaso Airport Project

Bossaso Airport Construction Project

20 foreign companies currently in Bossaso, Puntland, competing for construction contract of Bossaso International Airport.