Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland gaar ahaan maxkamada shanta gobol Bari, Karkaar, Sanaag, Haylaan iyo Gardafuu ayaa maxkamadaysay 8 eedeysanayaal loo haystay dambiyo kala duwan oo ay ka mid tahay ka mid ahaanshaha iyo la shaqaynta Ururka Al-shabaab. Maxkamada ayaa afar ka mid ah eedeysanayaashan ku xukuntay dil toogasho iyadoo sheegtay in lagu helay cadaymo […]