Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 32 ee Juun, 29, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha Kooxda Waaberi Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo Waaya-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube loo magacaabay Guddoomiyaha Kooxda Waaberi Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.Wuuna Saxiixay Madaxweynuhu.

1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms