Maamulka Degmada Boosaaso iyo kan Gobolka ayaa maanta waxay Bur buriyeen Xarunta Inji oo 24kii sano ee u dambeeyey ay ku noolaayeen dad danyar ah oo ka soo barakacay 1991 dagaaladii gudaha Dalka ka dhacay. Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samada Maxamed Galan oo saxaafada kula hadlay barta ay bur burintu ka socotay ayaa sheegay in dhulkan dowladu ay […]