Jaamacada Bariga Africa Puntland ayaa iskaashi waxbarasho oo Online ah la furtay jaamacada Amity University India oo badanaa casharadeeda ku bixisa qaabka Onlineka ah. Faraca Garoowe ee Jaamacada Bariga Africa ayaa lagu soo bandhigtay iskaashigan waxbarasho ee qaabka Onlineka ah, waxaan ka qayb galay maamulka Jaamacada Faraca Garoowe, Macalin ka socda Jaamacada Amity iyo Arday […]