Hay’ada Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ayaa maanta Garoowe ka furtay shirweynaha labaad ee daneeyasha Puntland oo socondoona muddo saddex maalin waxaana looga hadlayaa Amniga, kala Saraynta sharciga, Dimuquraadiyeynta iyo Maamul Baahinta. Shirkan waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Puntland, qaarka mida golaha Wasiirada Puntland, Wakiilo ka socda hay’adaha caalamiga sida Inter-peace iyo UNSOM, waxaa sidoo kale ka qayb […]