Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi Cali Bumbo oo shalay Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ka qaaday xilka gudoomiyaha gobolka ayaa ka hadlay sida uu u arko xilka qaadistan iyo magacaabista gudoomiyaha cusub. Cabdiqani Xaashi oo ku sugan dalka Sweden ayaa soo dhaweeyey xilka qaadista uu Madaxweyne Gaas ku sameeyey, Isagoo sheegay […]