Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Nugaal Cabdicasiis Ciise Aw-Axmed oo maanta xilkan loo magacaabay ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo xilkan loo magacaabay uuna uga mahadcelinayo madaxweynaha Puntland oo uu sheegay in xilka uu u xushay in uu qabto. Cabdicasiis Casiis ayaa sheegay in xilkan uu muddo soo hayey uuna la socdo shaqooyinka looga baahan yahay […]