Shirkadda Isgaarsiinta Golis oo Maalgalisay dhalinyaro qabsaday Koob Kubadda Cagta ah oo loogu Magacdaray Horumarinta Dhalinyta iyo Baajinta Tahriibaha. Tartanka oo xiiso lahaa ayaa bil socday, waxaana loo dhigay 10-ka naadi ee ka dhisan Magaallo Madaxda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo,waxaana Ciyaartii kama dambaysta aheyd isku arkay naadiyada C/llaahi Yusuf iyo Homboboro. Naadiga ku Ciyaaraya magaca C/llaahi Yusuf Axmed ayaa noqday […]