Shir Lagu soo bandhigayey natiijadii ka dhalatay Tirokoobka shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay
Barnaamijka hubinta iyo tirokoobka shaqaalaha dawladda Puntland( HR Audit) oo saconayey muddo afar bilood ah islamarkaana lagasoo sameeyey dhammaan shaqaalaha rayidka ah ee dawladda ee ku kala sugan sagaalka gobol ee Puntland ayaa manta natiijadiisii lagusoo bandhigay Xarunta WasaaraddaShaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland.
Shirkaayaawaxaakasooqaybgalay WasiirkaShaqadaiyoshaqaalaha Puntland Mudane Cabdiraxmaan SheekhAxmed, ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Ismaaciil, Agaasimahaguud ee […]