Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo imtixaan ka qaadday shaqaale cusub
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday Imtixaan ay u fariisteen 80 qof oo isugu jira 20 Rag iyo 60 Dumar kuwaas oo u tartamayey boosaaska Record Management ama kaydinta xogta dawladda oo loo qaadanay 7 kamid ah hay’adaha dawladda eek a faa’iideysanaya mashruuca tayaynta iyo shaqaalaysiinta ee uu Baanka adduunku ka caawinayo […]