Puntland State of Somalia – Somali news




Somali news

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo qaadday Imtixaan shaqaale cusub

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday imtixaanka boosas ama jagooyin cusub oo shaqo ay dawladdu hore usoo dhejisey, kuwaas oo loo qaadanayo madaxqaybeeddo cusub maadaama ay yihiin jagooyin cusub oo looga gol-leeyahay dardargelinta shaqada.

Boosaskaan ayaa kala ah Talent Management Section Head, Training and Development Head Section, Appointment and Promotion Head Section, HR […]

By |February 19th, 2018|Latest News, Puntland, Somali news|Comments Off

Xubno u tartamayey Agaasime waaxeeddo oo laga qaaday imtixitaan toos ah (Interview)

Xarunta hay’adda  shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaan toos ah (Interview)-ga ee loogu tartamayey dhowr boos/jago oo ka bannaan qaybo kamid ah  hay’adaha dawladda ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda ee Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland.

Tababarka ayaa waxaa soo xaadiray dhammaan tartaayaashii iyadoo si toos ah loo weydiinayey su’aalo afka […]

By |February 15th, 2018|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo imtixaan ka qaadday shaqaale cusub

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday Imtixaan ay u fariisteen 80 qof oo isugu jira 20 Rag iyo 60 Dumar kuwaas oo u tartamayey boosaaska Record Management ama kaydinta xogta dawladda oo loo qaadanay 7 kamid ah hay’adaha dawladda eek a faa’iideysanaya mashruuca tayaynta iyo shaqaalaysiinta ee uu Baanka adduunku ka caawinayo […]

By |February 14th, 2018|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Wasaaradda Qorshaynaynta dawladda Puntland oo Tababar u qabatay qayb kamid ah shaqaalaha dawladda

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland ayaa tababar la xiriira hannaanka Qiimaynta iyo Kormeerrada (Monitoring and Evaluation) u qabatay shaqaalaha  hay’adaha kala duwan ee dawladda u qaabilsan Qiimaynta iyo kormeerrada.

Shaqaalahaan ayaa waxaa lagu tababarayey  sida loo isticmaali doono habraacyo la xiriira hannaanka Qiimaynta iyo Kormeerrada ama (M&E Framework) kaas oo dhowaan la dejiyey […]

By |February 8th, 2018|Latest News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Shaqaalaha rayidka ah ee Dawladda Puntland oo tababar sare ugu soo xirmay Garoowe

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta Tababar soconayey muddo toban beri ahi ugu soo xirmay Xarunta Jaamacadda Puntland State waxaana Tababarkaasi qabanayey  Mac-hadka Tababarka shaqaalaha rayidka ah ee Dawladda Institute of Public Administration and Management (IPAM) iyo Jaamacadda PSU oo  iyadu martigelinaysa Mac-hadka (IPAM) maadaama aanu weli dhammay tirmin dhismaha Mac-hadku.

Tababarkaan ayaa isugu jirey labo […]

By |January 31st, 2018|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Baarlamaanka Puntland oo kulamo la qaatay Baarlamaanka Nigeria

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi iyo Wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u jooga Dalka Nigeria ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la qaatay xubno kamid ah Madaxda sare ee dalkaasi iyo Madaxa hay’adda UNDP ee dalka Nigeria.

Guddoomiyaha ayaa ugu horrayn kulan la qaatay Madax ugu sarreeya UNDP ee dalkaasi  Dr. Samuel […]

By |January 24th, 2018|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Shir looga hadlayey natiijadii laga gaarey Mashruuca CIP labadii Sano ee Lasoo dhaafay oo Kenya lagu qabtay

Shirkaan oo muddo dhowr beri ah ka socey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ahaa mid looga hadlayey horumarrada laga gaarey mashruuca tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ee Capacity Injection Project kaas oo uu Baanka adduunku ka caawinayo  Dawladda dawladda Puntland..

Shirka ayaa dhinaca dawladda Puntland waxa uga qayb galay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka shaqada, […]

By |December 25th, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal ah u ah shaqaalaha dawladda.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha  Madaxtooyada ee  xiriirka  goleyaasha Ahna Afhayeenka Dawladda Puntland  ayna ka mid ahaayeen Agaasimeyaal kala ah  Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyaradda iyo ciyaaraha,   Jaamacadda PSU gaar ahaan Machadka tababarka shaqaalaha Dawladda Puntland iyo xubno ka socda mashruuca tayeynta shaqaalaha Dawladda oo beryahaan safar shaqo ku joogey dalka Kenya ayaa la sixiixatay qorshe […]

By |December 23rd, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Xubno u tartamayey cidda noqonaysa Agaasimaha Mac-hadka shaqaalaha Puntland oo maanta laga qaaday Imtixaankii Afka ahaa

Xarunta hay’adda  shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaankii  afka ahaa (Interview)-ga ee loogu tartamayey qofka noqon doona agaasimaha guud ee Mac-hadka Tababarrada shaqaalaha rayidka ah ee dawladda.

Tababarka ayaa waxaa soo xaadiray dhammaan tartaayaashii iyadoo si toos ah loo weydiinayey su’aalo afka ah oo la xiriira aqoonta iyo khibradda ay u leeyihiin […]

By |November 30th, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Shir looga hadlayey tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo Garoowe kusoo xirmay

Shirkaan oo  muddo saddex maalmood ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa waxaa lagu lafo gurayey natiijadii kasoo baxday barnaamijkii tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland.

Guddiga tirokoobka shaqaalaha dawladda ayaa soo bandhigay xog rasmi ah oo muujinaysa shaqaalaha rayidka ah ee dawladda kuwaas oo ku kala sugan dhammaan xarumaha […]

By |November 30th, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off