Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladaha xubnaha ka ah oo Garoowe shir ugu soo xirmay
Shir muddo saddex beri ah uga socdey magaalada Garoowe Hay’adaha Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Federaalka, Dawlad goboleedka Jubbaland iyo dawladda Puntland ayaa ayaa maanta kusoo xirmay Caasimadda Puntland ee Garoowe.
Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ay Hay’adaha shaqaalaha rayidka ah ee dawladda dhexe iyo dawlad goboleedyada xubnaha ka ahi u yeelan samaysan lahaa wadashaqayn rasmi […]