Puntland State of Somalia – Puntland News




Puntland News

Xubin Cusub oo Loo Dhaariyay Kamid Noqoshada Guddiga Doorashooyinka Puntland.

Xarunta Madaxtooyadda Dawladda Puntland ayaa maanta 27 July 2017 lagu dhaariyey xubin katirsan guddiga doorashooyinka Puntland oo dhowaan Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas magcaabay.

Cabdiraxmaan Diiriye Samatar (shuuqe) oo ah xubinta maanta loo dhaariyey xilkaasi ayaa waxaa munaasibada dhaarinta goob-joog ka ahaa Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaarta […]

By |July 27th, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 July 2017 xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyada Dawladda Puntland oo laga hirgeliyey dhismaheeda magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Xafladda Xadhig Jarka Wasaaradda ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey, Guddomiyaha golaha Wakiiladda Dawladda Puntland Mudane. Axmed Cali Xaashi, Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Xildhibaan […]

By |July 26th, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Guddiga Tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo gaarey gobollada Sool iyo Cayn

Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey gobollada Sool iyo Cayn si’ ay halkaasi uga soo sameeyaan  tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawaladda eek a hawl gala gobolladaasi.

guddoomiyayaasha gobolladaasi yo degmooyinkaasi ayaa ka hor intaan tiro koobku bilaaban waxa ay si weyn uga qayb qaateen sii diyaarinta iyo abaabulidda shaqaalaha […]

By |June 21st, 2017|Latest News, News, Puntland News|Comments Off

Guddiga Tiro koobka shaqaalaha rayidk ah ee dawladda Puntland gaarey gobollada Sanaag iyo Highland

Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland oo kujira olole ballaaran oo lagu tiro koobeyo shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey magaalooyinka Badhan iyo Dhahar ee gobollada Sanaag iyo Highland si’ ay halkaasi uga soo suubiyaan tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawaladda.

Masuuliyiinta gobolladaasi yo guddoomiyayaasha degmooyinka ayaa ka hor intaan tiro koobku bilaaban waxa ay siweyn uga […]

By |June 17th, 2017|Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Dawladda Puntland oo si rasmi ah u bilowday tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda

Kulan si rasmi ah loogu daah furayey tiro koobka shaqaalaha rasmiga ah ee dawladda Puntland ayaa maanta ka furmay Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, iyadoona ay kulanka koob joog ka ahaayeen Masuuliyiin ka kala Socda Madaxtooyada, Wasaaradda Shaqada, Hay’adda Shaqaalaha Rayidka ah guddiga dib u habaynta shaqaalah, Hantidhowrka guud ee dawladda, guddiga xiriirinta Mashruuca ee […]

By |April 24th, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Shir lagu shaacinayey xilliga lasoo xayaysiinayo wejiga labaad ee shaqaalaha ay qaadanayso dawladda Puntland oo maanta ka qabsoomay Garoowe

Shirkii billaha ahaa ee guddiga farsamo ee fulinta Mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee Bangiga adduunku uu ka caawinayo dawladda Puntland (Technical Implementation committee) oo maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira dardargelinta Mashruuca CIP.

Arrimihii sida gaarka ah shirka loogu lafo […]

By |April 23rd, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Dawladda Puntland iyo khuburo Caalami ah oo iska kaashanaya Dejinta Siyaasado Cusub oo lagu hagi doono Xarumaha Dawladda

Shir looga hadlayey dardargelinta shaqada iyo shaqaalaha dawladda, dib u casriyaynta qaab dhismeedka dawladda iyo dejinta siyaasado cusub oo lagu hagi doono dhammaan xarumaha hay’adaha kala duwan ee dawladda  ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland.

Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay khuburo kasocotey bangiga adduunka kuwaas oo Puntland u yimi […]

By |March 21st, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Qaab-dhsimeedka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Wax-ka-beddel lagu Sameeyey

Kulankaan oo dabo socdey kulamo maalmahaan u dhexeeyey dawladda Puntland iyo Bangiga adduunka isla markaana looga arrinsanayey sidii dib u eegis loogu samayn lahaa isla markaana loo dardargelin lahaa mashruuca CIP ee Tayaynta iyo shaqo-qorista ee uu dawladda Puntland  ka caawinayo Bangiga adduunku ayaa ka qabsoomay Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Kulanka ayaa waxaa  guddoomiyanayey Wasiirka Maaliyadda Puntland […]

By |March 3rd, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Agaasimihii Hore iyo Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Xilka Kula-Kala  Wareegey.

Agaaasimihii hore ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa maanta 2 march 2017 xilka agaasimaha guud ee madaxtooyada ku waree jiyey gaasimaha cusub Mudane. Cabdinaasir Biixi Soofe.

24 February 2017 ayaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas waxaa uu digreeto xeer  madaxweyne ku soo magcaabay  LR.18 agaasimaha guud ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Mudane. […]

By |March 3rd, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Kulan looga hadlayey dardargelinta mashruuca CIP iyo shaqaalaha cusub ee dawladdu qaadanayso oo Garoowe lagu qabtay

Kulamo kala duwan oo wada tashi ah oo looga hadlayey mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista (Capacity Injection Project) ee uu bangiga adduunku ku caawinayo dawladda Puntland ayaa maanta ka qabsoomay xarumaha wasaaradaha Shaqada, shaqaalaha iyo Wasaaradda Qorshaynta.

Agaasimihii hore ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf oo kulanka hadal ka jeediyey ayaa ku dheeraaday marxaladihii uu […]

By |March 3rd, 2017|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off