Puntland State of Somalia – State News




State News

XOG+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaaalda Garoowe ee caasimadda Puntland

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo 5 cisho ah safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta soo gaarey magaalada Garoowe ee Caasimadda dawladda Puntland halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kanooko ee duleedka magaaalada Garoowe kusoo dhoweeyey Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim […]

By |May 23rd, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan casho ah la qaatay Danjiraha dawladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho ayaa caawa 19-May-2016 kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha dawladda Isu tagga Imaaraadta Carabta u fadhiya dalka Soomaaliya Maxamed Al-Cutmaani.

Kulanka ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah dawladda Puntland Shire Xaaji Faarax iyo […]

By |May 20th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magaalada Muqdisho kaga qayb galay shir muhim ah oo u dhexeeyey Qaramada Midoobey, Dawladda Federaalka iyo Dawladaha Xubnaha ka ah.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19-May-2016 magaaalada muqisho kaga qayb galay shir looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo ay kasoo qayb galeen 15-ka xunood ee Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo ay kujiraan 5-ta xubnood ee joogtada ah.

Sidoo kale shirka waxaa Madaxweynaha dawladda Puntland ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta iyo […]

By |May 20th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG+SAWIRO:- Marwada Madaxweynaha oo Garoowe kaga qayb gashay shir looga hadlayey joojinta gudniinka gabdhaha.

Marwada Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr’s Hodon Siciid Ciise ayaa maanta 23-April-2016 ka qayb gashay shirweyne looga hadlayey dabar goynta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Jaamacadda Puntland State University ee magaalada Garoowe.

Shirkaas ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska waxaana sidoo kale kasoo qayb galay Wasiirro, hay’ado Caalamiha, hay’ado maxalli ah, xubno kamid […]

By |April 24th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG:- Dawladda Puntland oo caddaysay in aanay jirin dad soomaaliyeed oo lagu dhibaateeyo gudaha Puntland

Dawladda Puntland oo caddaysay in aanay jirin dad soomaaliyeed oo lagu dhibaateeyo gudaha Puntland.

By |April 19th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Addis Ababa kulan kula qaatay Danjiraha Masar u dhiya Ethiopia

Madaxweynaha Dawladda Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa maanta 18-April-2016 waxa uu kulan la qaatay Danjiraha Dawladda Masar u fadhiya dalka Ethiopia iyo ganacsato masaari ah oo hawlo ganacsi u jooga dalkaasi Ethiopia.

Kulanka ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey Wasiirka Gacanacsiga iyo Wershadaha Dawladda Puntland […]

By |April 19th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Tacsi: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyootey Badda u dhexaysa Talyaaniga iyo Masar

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyootey Badda u dhexaysa Talyaaniga iyo Masar.

By |April 19th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magaalada Bahar Daar ee Dalka Ethiopia aga qayb galay shirka Tana Forum

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 16-April-2016 magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia kaga qayb galay shirkii sannadla ahaa ee Madaxda Afrika ee Tana High Level Forum ee looga hadlayey xaaladaha dhaqaale iyo amni ee Qaaradda Afrika oo saaka ka furmay halkaasi.

Sidoo kale shirka ayaa waxaa kasoo […]

By |April 17th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG+SAWIRO:- (Garowe) Shirkii billaha ee Madaxda Guddiyada Fulinta Mushruuca Tayaynta iyo Shaqalaysiinta Hay’adaha Dowladda ee qaybta ka ah Mashruuca oo qabsoomay.

Maanta oo taarikhdu tahay 13ka bisha Abriil waxaa gabsoomay shirkii billaha ee guddiga fulinta mashruca tayeeynta iyo shaqaalaysiinta qaybo ka mid ah hay’adaha dowladda ee ka faa’iidaysanaya mashruuca Bangigu Addunku maal-galinayo Dowladda Puntland fulinayso.

Shirkani waa markii afraad ee uu qabsoomowaxana looga wada hadlay arrimo aad muhiim u ah oo ay ka mid yihiin halka […]

By |April 14th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, State News|Comments Off

XOG+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka qayb galay munaasabad lagu xusayey 56-sanno guuradii kasoo wareegtey aasaaskii ciidanka xoogga dalka Soomaaliya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 12-April-2016-ka waxaa uu xarunta Wasaaradda Gaashaan dhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho kaga qayb galay munaasab lagu xusayey 56-sanno guuradii kasoo wareegtey markii la’ aasaasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ku began 12-April-1960-kii.

Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, […]

By |April 13th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off
http://cvwanda.movinz.my.id/sexiest-kink/big-tits-at-work-samantha-saint-diner-she-sucks-cock-after-he-cums-in-her-mouth/