WARBIXIN+SAWIRO:- Munaasabaddii Lagu Daah Furayay Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo Xal u Helidda Dhibaatooyinkii Dhacay oo Garoowe Lagu Soo Gebagebeeyey.
Xarunta dhexe Jaamacadda PSU ee caasimadda Garoowe ayaa lagu soo geba-gebeeyey munaasabadii lagu daah furayay Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo Xal u Helidda Dhibaatooyinkii Dhacay (Research Center Transitional Justice and Trauma Healing for Peace building “ TJC”).
Munaasabadda oo laba maalmood ka qabsoontay Garoowe waxaa maanta ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Dawladda Puntland, […]