Puntland State of Somalia – State News




State News

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo Tababar u furtay Agaasimeyaal cusub

Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha Puntland ayaa maanta tababar la xiriira dardargelinta shaqada xafiisyada dowladda u qabatay 6 agaasime waaxeed oo dhowaan loo qaatay Madaxtooyada iyo hay’adda shaqaalaha rayidka ah iyo sidoo kale xoghayno loo qaatay mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista dowladda Puntland ee Capacity Injection Project (CIP), kuwaas oo ka hawl-geli doona Wasaaradda […]

By |January 26th, 2017|Latest News, News, Puntland News, State News|Comments Off

WARBIXIN+SAWIRRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Ka Qayb Galay Shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee Maanta Ka Furmay Muqdisho.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 September, 2016 waxaa uu ka qayb galay shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee doorashada Soomaaliya, kulankaas oo ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ,Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya […]

By |September 6th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta 05 September, 2016 waxay safar shaqo ugu anba bexeen magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeena Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Aadan Cadde Airport ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey wafdiga Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana soo dhoweyntaasi ka […]

By |September 6th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

War-murtiyeed+Sawirro: Halkaan ka Akhriso Qodobada War-murtiyeedkii Kasoo baxay shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee Maanta lagu soo xiray Magaalada Muqdisho.

1. Muddada Xil-heynta laamaha Dowladda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya

“Madasha Hoggaanka Qaran ka dib markii ay aragtay jedwalka hirgelinta doorashada 2016 ee ay soo gudbiyeen Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD), isla markaana arkeen Qodobka 91-aad ee Dastuurka Federaalka ee qeexaya in laamaha dowladda Federaalka ee Jamhuuriyaddu ay ku kooban tahay afar (4) sano oo ka […]

By |August 11th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaari Abaal Marin ah Guddoonsiiyey Ardaygii Ugu Sarreeyey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Puntland.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30 July, 2016 kulan soo dhoweyn iyo dhiirri gelin ah la qaatay 13-kii arday ee ugu sarreeyey imtixaankii shahaadiga ahaa e dugsiyada sare ee Puntland ee sannad dugsiyeedkii 2015-2016.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland, Wasiir ku-xigeenka wax-barashada, Wasiir […]

By |July 30th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

WARBIXIN+SAWIRO:- Munaasabaddii Lagu Daah Furayay Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo Xal u Helidda Dhibaatooyinkii Dhacay oo Garoowe Lagu Soo Gebagebeeyey.

Xarunta dhexe Jaamacadda PSU ee caasimadda Garoowe ayaa lagu soo geba-gebeeyey munaasabadii lagu daah furayay Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo Xal u Helidda Dhibaatooyinkii Dhacay (Research Center Transitional Justice and Trauma Healing for Peace building “ TJC”).

Munaasabadda oo laba maalmood ka qabsoontay Garoowe waxaa maanta ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Dawladda Puntland, […]

By |June 23rd, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

WARBIXIN+SAWIRO:- Marwada Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garoowe Ku Daah Furtay Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo Xal u Helidda Dhibaatooyinkii Dhacay.

Marwada Madaxweynaha Dawladda Puntland Prof. Hodon Siciid Ciise ayaa maanta June 22 2016 waxay caasimadda Dawladda Puntland ee Garoowe uga qayb gashay munaasabad lagu daah furayey Xarunta Cilmi Baarista Tiiraanyo Bixinta iyo Xal u Helidda Dhibaatooyinkii Dhacay (Research Center Transitional Justice and Trauma Healing for Peacebuilding “ TJC”) , waxayna xaruntaani ka […]

By |June 22nd, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Abu-Dhabi ee Caasimada Wadamada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6 june 2016 booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo halkaasi hawlo caafimaad u jooga.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maalintii saddexaad ku sugan Magaalada Abu-Dhabi oo uu hawlo shaqo u joogo ayaa […]

By |June 6th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaaray Magaalada Abu-Dhabi ee Dalka Emaraadka.

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Abu-dhabi ee caasimada wadanka isu-tagga imaaraadka carabta, kadib markii madaxweynuhu ka helay martiqaad rasmiya.

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo safarkiisa maanta kasoo bilaabay magaalada Muqdisho oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa , kadib markii halkaasi uu u tegay […]

By |June 5th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

XOG :- WAR-MURTIYEED – Shirkii Madasha Wada Tashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya oo Lasoo Gabagabeeyey.

Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka soo qayb-galay; Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenga Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed […]

By |June 4th, 2016|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off