Puntland State of Somalia – News




Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo Todobaadkan Looga Hadlay Arrimo Muhiim Ah.

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan ku qabsoomay magaaladda Boosaaso, uuna shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa looga hadlay Amniga, Xaaladda Siyaasadda Dalka, Dib u eegista Diiwaanka Siyaasadaha iyo Xeerarka Puntland, Dhismaha Goleyaasha Deegaanka iyo Warbixino kale.

By |October 3rd, 2019|News, Puntland|Comments Off

Hannaan lagu daah-furayey dib u habaynta Heerarka iyo Mushaarka shaqaalaha oo Garoowe lagu qabtay

Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha dawladda Puntland oo kaashanaysa Mashruuca Tayaynta hay’adaha dawladda Puntland ee CIP ayaa maanta soo bandhigtay hannaan cusub oo lagu daahfurayey dib u habaynta iyo  iswaafajinta  heerar iyo mushaharka shaqaalaha (Pay and Grading Launch Reform).

Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Golaha xukuumadda […]

By |September 18th, 2019|Latest News, News, Puntland, Puntland News, State News|Comments Off

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo Todobaadkan Looga Hadlay Arrimo Muhiim Ah

By |September 5th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Advertisement: Consultancy to Develop the Five- Year Puntland Development Plan

MINISTRY OF PLANNING ECONOMIC DEVELOPMENT AND INTERNATIONAL COOPERATION

Country:                       Puntland, Somalia

Name of the Project Capacity Inject Project (CIP)

Assignment Title:  3 (FYPDP-3) 2020-2024

 Project ID: TFA0415, TFA5472 and TF-B0692

 Publication Date: August 14 ,2019,

 Deadline Date: August 31, 2019

 Ref No. SO-OOP-122879-CS-CQS

To see more about the postion please download this below attached JD.

Click […]

By |August 18th, 2019|Latest News, News, News in English, Press, Puntland, State News|Comments Off

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo Todobaadkan Looga Hadlay Arrimo Muhiim Ah.

By |June 13th, 2019|Latest News, News|Comments Off

Weftiga Madaxweynaha Puntland oo ku Gulaystey Heshiisyo Kobcinta Dhaqaalaha iyo Horumarinta Magaalooyinka Puntland.

Tongxiang, Juun 05, 2019: Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatoor, Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash, Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran), Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Cabdullaahi Maxamed Cabdi ayaa ku guulaystey intii […]

By |June 5th, 2019|Latest News, News|Comments Off

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Daah-furay Bilawga Dhismaha Wadada Weyn ee Garoowe -Sin-ujiif.

Garoowe, Juun, 05, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif ee gobolka Nugaal, wadada ayaa waxaa waxyeelo u geystey daadadka roobabkii da’ay.

Daahfurka dib u dhiska wadooyinka go’ay ayaa waxaa Kusimaha Madaxweynaha ku wehelinaayey Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Rooobka, maamulka […]

By |June 5th, 2019|Latest News, News|Comments Off

Kusimaha Madaxweynaha Puntland Oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii Da’ay.

Garoowe, Juun, 01, 2019: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Kormeeray Waddada Laamiga ee xiriirisa gobolada Puntland, gaar ahaan inta u dhaxaysa Buundada Midigar iyo degaanka Sin-ujiif, taas oo bur-bur uu kasoo gaaray Roobab xoog leh oo ka da’ay Puntland. laamiga go’ay iyo bururka soo gaadhay wadada […]

By |June 1st, 2019|News|Comments Off

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daah-furay Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.

Garoowe, April 21, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay shirka dib u eegista, soo bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.

Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa waxaa Ku-simahaMadaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaraddaasi, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Agaasime […]

By |April 21st, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Shir dib loogu eegayey Mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Shir looga hadlayey dib u eegista qorsheyaashii Mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda Puntland ee saddexdii bilood ee lasoo dhaafay ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Qorshaynta  waxaana kasoo qayb galay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada, Agaasimaha guud Wasaaradda Qorshaynta, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda […]

By |April 9th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off