Puntland State of Somalia – Press




Mohamed Abdirahman Mohamed

Mohamed Abdirahman Mohamed is a Somali‐Australian Economist by training and is currently doubling up as the Senior Security Advisor to the Puntland President and also the Director of Regional Security Office (RSO).

Before this endeavor, he established and at the same time served as the Director of the Puntland Maritime Police Force (PMPF) under the former […]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti kusoo dhoweeyay, Wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka gaadiidka Mudane Muuse Maxamed Axmed, Guddoomiyaha marsooyinka iyo aagga ganacsiga xorta ah Mudane […]

By |August 12th, 2020|Latest News, News, Puntland|Comments Off

dhismaha ciidanku waa halbowlaha dawladnimada

Madaxweynaha dawladda Puntland qorshaha dawladdiisa waxyaabaha tiirarka muhimka u ah waxaa kamid ah dhismaha ciidamada amniga gudaha iyo daraawiishta oo runtii ah baahida ugu weyn ee ay qabaan dadka reer Puntland, taas oo guud ahan bulshada reer Puntland gelisey niyad iyo yididiilo hor leh.

dhismaha ciidamadu waa halbowlaha horumarka iyo dawladnimada waana arrin aanay jirin bulsho […]

By |June 30th, 2020|Press|Comments Off

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Ka Qayb Galay Munaasabad Ay Ku Kala Saxiixdeen Heshiis Is-Afgarad Wasaaradda Duulista Hawada iyo Shirkadda Frontier Service Group.

Garoowe, November, 30, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa galabta ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo Shirkadda Frontier Service Group oo laga leeyahay dalka Shiinaha heshiis is-afgarad oo lagu horumarinaayo garoonka diyaaradaha Garoowe ee Janaraal Maxamed Abshir.

 

Ku-simaha Madaxweynaha […]

By |November 30th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Madaxweyne Deni oo Ka Qayb Galay Qalin Jebinta Ardayda Dufcadda 7-aad ee Jaamacadda Bariga Africa Faraca Garoowe.

Garoowe, Nov, 05, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay qalin bedelashada ardayda dufcadda 7-aad ee Jaamacadda Bariga Africa faraca Garoowe.

Ardayda qalin Bedelatay ayaa dhan 190 arday, waxaana ay ka kala bexeen todoba kulliyadood oo kamid ah kulliyadaha Jaamacadda. Madaxweynaha ayaa waxaa kala qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, […]

By |November 5th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland oo Loo Dhaariyey Xilalkaasi.

Garoowe, Nov, 05, 2019: Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Cabdifataax Nuur Ashkir iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Cabdicasiis Maxamed Macallin ayaa maanta lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarta Wasiirada, waxaana dhaariyey xubin ka tirsan Maxkamadda Sare […]

By |November 5th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

MADAXWEYNE KU-XIGEENKA PUNTLAND OO KA QAYB GALAY SAGOOTINTA WEJIGA 1-AAD EE GURMADKA PUNTLAND EE WALAALAHA BALADWEYNE.

Garoowe, Nov, 03, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay sagootinta wejiga 1-aad ee Gurmadka Puntland ee walaalaha Baladweyne.

Sagootinta Gurmadka reer Putland ee walaalaha Baladweyne ayaa waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Wakiillada, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada, dhallinyarada qaybta ka ahayd Gurmadkaasi, samafalayaal […]

By |November 3rd, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Qaramada Midoobey ee Soomaliya.

Garoowe, Oktoobar, 27, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kusoo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Mr James Swan.

Kulanka uu Madaxweynuhu la qaatay safiirka qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo weftigiisa ayaa waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan […]

By |October 27th, 2019|News, Press, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 05, 2019 ku magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:-              Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay:               Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey

Waxaa G/Dhexe Muumin Cabdi Shire loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA […]

By |October 6th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-76 Oktoobar 05, 2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:-              Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay:               Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey

Waxaa Gaashaanle Muumin Cabdi Shire loo dalacsiiyey derajada G/Dhexe

 

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

 

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA […]

By |October 6th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off