Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku baaqay shir Deg-deg ah.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta ka hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, marxaladihii kala danbeeyay ee lasoo maray iyo sida ay hada wax u waddo Dowladda Federaalka ah oo Madaxweynuhu sheegay in aysan habooneyn.
Madaxweyne Deni ayaa ku dhawaaqay Shirweyne wadatashi oo 15. March 2020 lagu qaban doono Garoowe, Shirkaasi oo ay ka […]