Puntland State of Somalia – Latest News




Latest News

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland.

Garoowe, Juun, 23, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Marxuum Yuusuf Xaaji Nuur.

“Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 23 bishii Juun 2019 ku geeriyooday isbitaal kuyaal magaalada Ankara ee dalka Turkiga Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Marxuun Yuusuf Xaaji Nuur, waxaan […]

By |June 23rd, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo Looga Hadlay Qodobo Muhiim Ah

By |June 20th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay madaxa hay’adda UNICEF Soomaaliya.

Garoowe, Juun, 19, 2019: Madaxweynaya Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda UNICEF oo uu hogaaminayo Madaxa Soomaaliya ee Hay’addaasi Mr. Werber Schultunk iyo Isuduwaha Hay’adda ICRC Puntland Emmanuel Lippolis.

 

Kulamadaasi waxaa Madaxweynaha Puntland ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi […]

By |June 19th, 2019|Latest News|Comments Off

Madaxweyne Deni oo Buurtinle U Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen ku meel-gaar ah.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-27 ee Juun, 19, 2019, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeenka ku meel gaarka ah ee Degmada Buurtinle.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

 

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Is casilaaddii Golaha Deegaanka Degmada Buurtinle

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in ay sii socoto shaqada Maamulka Degmada Buurtinle.

Markuu Qiimeeyey: Tala […]

By |June 19th, 2019|Latest News, State News|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Buurtinle.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-28 ee Juun, 19, 2019, ku kala dirid Golaha Deegaanka ee Degmada Buurtinle.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda
Puntland.

Markuu tixgeliyey: Is casilaaddii Golaha
Deegaanka Degmada
Burtinle.

Markuu Qiimeeyey: Tala soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa la kala diray Golaha Deegaanka Degmada Buurtinle.

2. Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa […]

By |June 19th, 2019|Latest News, Puntland, Somali news, State News|Comments Off

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca CIP oo Garoowe ka qabsoomay

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ee ka faaiideysanaya mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ee CIP ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland.

Shirka ayaa waxaa lagu lafo guray qorshaha mashruucaan ay wadaagaan qayb kamid ah hay’adaha dawladda ee sannadkaan socda oo dib u eegis lagu sameeyey iyo […]

By |June 17th, 2019|Latest News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Furay Kal-fadhiga 44-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.

Garoowe, Juun, 15, 2019: Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kalfadhiga 44-aad ee Gollaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Munaasibadda furitaanka waxaa Madaxweyanaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale kasoo qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Madaxweynihii Hore ee Puntland, Ahna Sanator ka tirsan Aqalka Sare ee […]

By |June 15th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

Garoowe, Juun,14, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay, Madaxweynaha iyo weftiga balaadhan ee uu hogaaminayey ayaa intii ay maqnaayeen safaro ku tegey dalalka Shiinaha, Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya.

Madaxweyne  Deni ayaa guulo waaweyn kasoo gaaray safarkiisa muddadii uu ku maqnaa wuxuuna heshiisyo kala duwan la soo […]

By |June 14th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo Todobaadkan Looga Hadlay Arrimo Muhiim Ah.

By |June 13th, 2019|Latest News, News|Comments Off

Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda Puntland oo Gaaray Deegaanka Af-urur.

Af-urur, Juun, 11, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray deegaanka Af-urur.
Socdaalkan oo u jeedkiisu ahaa u kuurgal xaaladda deegaanka waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehelinaayey xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda, Afhayeenka Madaxtooyada, Guddoomiyaha gobolka Bari Saraakiil ciidan iyo […]

By |June 12th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off