Puntland State of Somalia – F. Republic of Somalia




F. Republic of Somalia

Madaxda Dowladda Puntland oo si kulul u cambaareeyay Weerarkii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda DF Soomaaliya uga tacsiyeeyey masuuliyiinti iyo shacabkii ku geeryooday weerarkii Kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ay ku qaadeen maanta mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho. ” Intii dhimatay […]

By |February 20th, 2015|F. Republic of Somalia, Latest News, Press, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Qaadkii Kenya oo la filayo in la keeno Soomaaliya

Waxaa maanta oo Arbaca ah la filayaa in magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, Gaalkacyo iyo Qardho laga soo dajiyo Qaadkii laga keeni jiray dalka Kenya oo sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay la joojiyey. Joojinta Qaadka ee maalmihii lasoo dhaafay ayaa salka ku hayey muran ka dhashay qiimaha qaadka ku iibiyaan beeraleyda Kenya oo sare loo qaaday iyo […]

By |February 18th, 2015|F. Republic of Somalia, Latest News, Press, Puntland, Puntland News, Somali news, Southern Somalia|Comments Off