Bosaso: Maamulka rugta ganacsiga Puntland oo la kulmay ganacsato ajanabi ah(Sawiro)
Iyadoo todobaadkii la soo dhaafay deegaanada Puntland ay ku sugnaayeen ganacato ajanabi ah oo qorshahoodu yahay inay maal gashadaan Puntland ayaa waxa ay habeenkii xalay la kulmeen maamulka rugta ganacsiga iyo ganacsato. Kulanka ayaa ka dhacay hotel Jubba ee magaalada Bosaso, waxaaana ka soo qeyb galay maamulka rugta ganacsiga iyo wershadaha Puntland, ganacsato, xubno ka […]
Comments are closed.