Puntland State of Somalia – Abdi-Aziz Geelle




x.warfaafinta

About Abdi-Aziz Geelle

This author has not yet filled in any details.
So far Abdi-Aziz Geelle has created 92 blog entries.

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay La-taliyaha Arrimaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Madaxtooyada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 34 ee Juun, 29, 2019 ku magacaabay La-taliyaha Arrimaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Madaxtooyada Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo Waaya-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Cabdicasiis Cilmi Yuusuf loo magacaabay La-taliyaha Arrimaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Madaxtooyada Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.Wuuna […]

By |June 29th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddoomiyaha Kooxda Waaberi Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 32 ee Juun, 29, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha Kooxda Waaberi Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo Waaya-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube loo magacaabay Guddoomiyaha Kooxda Waaberi Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.Wuuna Saxiixay Madaxweynuhu.

By |June 29th, 2019|Latest News, Puntland, State News|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Safiirka Dalka Hindiya Ee Soomaaliya.

Garoowe, Juun, 29, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka dalka Hindiya ee Soomaaliya 

Kulanka oo ahaa mid muhiimad, gaar ah leh ayaa looga hadlay, xoogana lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin Caafimaadka […]

By |June 29th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Ciidanka Booliska gobolka Karkaar.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 31 ee Juun, 29, 2019 ku magacaabay Taliyaha Qaybta Ciidanka Booliska gobolka Karkaar.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo Waaya-aragnimadiisa shaqo.
Wuxuu xeeriyey:
1. Waxaa G/Dhexe Cabdulqadir Jaamac Dirir loo magacaabay Taliyaha Qaybta Ciidanka Booliska gobolka Karkaar.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo. Wuuna […]

By |June 29th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddooomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Karkaar.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 30 ee Juun, 29, 2019 ku magacaabay Guddooomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Karkaar.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Dawladada Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo Waaya-aragnimadooda shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Siciid Maxamed Faahiye loo magacaabay Guddoomiyaha […]

By |June 29th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland  ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo Khibraddooda ciidan.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

2. Waxaa S/Guuto Axmed Cali Salaad loo […]

By |June 29th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweyne Deni oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Safiirka Itoobiya Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Juun, 26, 2019, Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Jamaaludiin Mustafe Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan safaaradda dalkaasi ee Soomaaliya iyo masuuliyiinta qunsuliyadda Itoobiya ee Puntland.

Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku weheliyey masuuliyiin ka tirsan Golaha xukuumadda […]

By |June 27th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiiradda Dalka Norway U Fadhida Soomaaliya

Garoowe, Juun, 25, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Noorwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la socda oo Puntland soo gaadhay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo weftiga Safiiradda ayaa qaatay kulan balaadhan oo looga hadlayo sidii loo sii horumarin lahaa mashaariicda Dowladda Norway ay […]

By |June 25th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweyne Deni oo Qado Sharaf u Sameeyey Saraakiil Ciidan.

Garoowe, Juun, 24, 2019, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ugu sameeyey qaar ka mid ah Janaraalada Puntland oo uu kamid ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Janaraal Cabdisemed Cali Shire.

Kulanka qado sharafta ah waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Saraakiil ciidan […]

By |June 24th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland.

Garoowe, Juun, 23, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Marxuum Yuusuf Xaaji Nuur.

“Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 23 bishii Juun 2019 ku geeriyooday isbitaal kuyaal magaalada Ankara ee dalka Turkiga Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Marxuun Yuusuf Xaaji Nuur, waxaan […]

By |June 23rd, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off