Puntland State of Somalia – Jama Farah




plstate

About Jama Farah

This author has not yet filled in any details.
So far Jama Farah has created 51 blog entries.

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland ee Garoowe 54-aad.

Garoowe, December, 24, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland ee Garoowe (54-aad).

Madaxweyne Deni ayaa ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland, salaan kadib waxa uu Madaxweynuhu kormeeray dufcaddii sadexaad ee ciidanka Birmadka Madaxtooyada oo tababar uga socdo Taliska Xerada […]

By |December 24th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo Todobaadkan Looga Hadlay Arrimo Muhiim Ah.

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay xaaladda Roobabkii ka da’ay gobolka Gardafuu iyo sidii muddo saddex cisho gudaheed ah loo gaadhsiin lahaa caawimaad deg deg ah shacabka deegaanadaasi.

Sidoo kale Golaha waxaa looga hadlay Guddiyada Golaha Xukuumadda oo isu diyaarinaya in ay Baarlamaanka uga warbixiyaan waxqabadka Xukuumadda 9-kii bilood ee lasoo dhaafay, Digniinta […]

By |December 5th, 2019|Latest News, Puntland|Comments Off

Advert: Construction of visitors’ reception building and Completion of a Multipurpose Hall at the Ministry of State Compound, Garowe, Somalia

The Somalia Stability Fund (SSF) has set aside funds to cover eligible payments under the contract for the Construction of visitors’ reception building and completion of a Multipurpose Hall at the Ministry of State Compound in Garowe, Puntland, Somalia.
SSF now invites sealed bids (“Bids”) from eligible and qualified entities(“Bidders”) to provide the Works referenced above, […]

By |December 1st, 2019|English News|Comments Off

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Ka Qayb Galay Munaasabad Ay Ku Kala Saxiixdeen Heshiis Is-Afgarad Wasaaradda Duulista Hawada iyo Shirkadda Frontier Service Group.

Garoowe, November, 30, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa galabta ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo Shirkadda Frontier Service Group oo laga leeyahay dalka Shiinaha heshiis is-afgarad oo lagu horumarinaayo garoonka diyaaradaha Garoowe ee Janaraal Maxamed Abshir.

 

Ku-simaha Madaxweynaha […]

By |November 30th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Madaxweyne Deni oo Ka Qayb Galay Qalin Jebinta Ardayda Dufcadda 7-aad ee Jaamacadda Bariga Africa Faraca Garoowe.

Garoowe, Nov, 05, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay qalin bedelashada ardayda dufcadda 7-aad ee Jaamacadda Bariga Africa faraca Garoowe.

Ardayda qalin Bedelatay ayaa dhan 190 arday, waxaana ay ka kala bexeen todoba kulliyadood oo kamid ah kulliyadaha Jaamacadda. Madaxweynaha ayaa waxaa kala qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, […]

By |November 5th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland oo Loo Dhaariyey Xilalkaasi.

Garoowe, Nov, 05, 2019: Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Cabdifataax Nuur Ashkir iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Cabdicasiis Maxamed Macallin ayaa maanta lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarta Wasiirada, waxaana dhaariyey xubin ka tirsan Maxkamadda Sare […]

By |November 5th, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

MADAXWEYNE KU-XIGEENKA PUNTLAND OO KA QAYB GALAY SAGOOTINTA WEJIGA 1-AAD EE GURMADKA PUNTLAND EE WALAALAHA BALADWEYNE.

Garoowe, Nov, 03, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay sagootinta wejiga 1-aad ee Gurmadka Puntland ee walaalaha Baladweyne.

Sagootinta Gurmadka reer Putland ee walaalaha Baladweyne ayaa waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Wakiillada, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada, dhallinyarada qaybta ka ahayd Gurmadkaasi, samafalayaal […]

By |November 3rd, 2019|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya.

Garoowe, Oktoobar, 27, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya Mr Qin Jian.

Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dowladda Puntland. Kulanka kadib  Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa […]

By |October 27th, 2019|Latest News|Comments Off

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Qaramada Midoobey ee Soomaliya.

Garoowe, Oktoobar, 27, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kusoo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Mr James Swan.

Kulanka uu Madaxweynuhu la qaatay safiirka qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo weftigiisa ayaa waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan […]

By |October 27th, 2019|News, Press, Puntland|Comments Off

Advertisement: Recruitment of Short term Consultant Office of the President 17-10-2019


REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST/APPLICATIONS

 Country:
Puntland State of Somalia
                      Oct. 17, 19
 

Contract:
Performance Based Contract

 

Beneficiary Institutions: Office Of President Puntland

European union’s unwavering commitment to support the Somali people to live in peace, access to justice and development is in fruition.
This opportunity presents a unique capacity injection project aimed to develop the FMS and FGS institutional capacities and envisions to bring important expertise and skillsets in their disposal.
This capacity building package is financed by the European Union to Somalia and implemented by the United Nations Development Programme (UNDP)
       Mission
 
SSO Puntland will lead and integrate the regional security effort by fusing national, regional and local military, security, intelligence and counterterrorism, providing analysis, sharing information with the government and partners, driving whole-of-government action to achieve our security objectives for Puntland and Somalia
 
Positions:

Finance and Communication executive
Institutional Development Advisor
Military and Security advisor
Strategic Policy Advisor
Police and CVE

 
The Puntland Civil Service Commission invites applications from qualified candidates for the positions listed above.
Further information and detailed job descriptions can be obtained on the following website  www.plstate.so,    www.garoweonline.com
Competent candidates will be selected according to the Puntland Civil Service law and Puntland Civil Service Commission recruitment manual and procedures.
Expressions of interest/applications and attachments: CIM Application Form, a CV, two referees and scanned copies of testimonials must be delivered to the address below (in person, or by mail, or by e-mail to  recruitment.csc@plstate.so and copy ssa.oop@plstate.so or Hr.oop@plstate.so  on Tuesday 17th October, 2019 to 24th October 2019. Civil Service Commission Office, adjacent to Rayan Park Hotel and opposite DDG Office, Global Road, Garowe, Puntland State of Somalia.
 
Attention
Isse Mohamoud Omar
Director of Human Resource
Office of the President
Hr.oop@plstate.so
Click here to download:  ToR Finance and Communication executive
Click here to download:  ToR Military and Security advisor
Click here to download: ToR Institutional Development Advisor
Click here to download:  ToR Police and CVE
Click here to download:  ToR Strategic Policy Advisor
 
Only short-listed candidates will be contacted […]

By |October 17th, 2019|Latest News|Comments Off