Puntland State of Somalia – Puntland State




Puntland State

About Puntland State

This author has not yet filled in any details.
So far Puntland State has created 158 blog entries.

WARBIXIN+SAWIEO :- Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tagay Deegaano Fara Badan Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn, Xarigana Ka Jaray Mashaaariic Horumarineed Ay Hirhalisay Dawladda Puntland.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tagay Deegaano Fara Badan Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn, Xarigana Ka Jaray Mashaaariic Horumarineed Oo Ay Hirgalisay Dawladda Puntland. Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Eng Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey oo beryahan safar shaqo ku joogay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa maanta kormeero […]

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Mulkiilaha Sanaagpost Oo Katacsiyeeyey Geerida Marxuum Fanaan Maxamed Axmed Kuluc.

Garoowe-(SP)  Mulkiilaha shabakada wararka ee Sanaagpost Mudane Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo dhamaan shaqaalaaha website-ku waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii, qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyoodey Allaha Unaxariistee Al-fanaan Jilaa Maxamed Axmed Kuluc oo maanta ku geeridoodey magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya. Mudane Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo lahadlayey websiteka Sanaagpost ayaa […]

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweyne Gaas oo daah furay Garoonka diyaaradaha Qardho sidookalana xariga kajaray wadooyin cusub oo laami ah

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland  Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhud tahay 17-1-2015 safar shaqo ku tagay Degmada Qardho ee xarunta Gobolka Kar-Kaar. Kadib markii ay gaareen Magaalada Qardho Madaxweynaha Dawlada Puntland iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyey qaar kamid ah Golaha Wasiirada Puntland, Odayaal dhaqmeed, […]

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Barlmaanka Soomaaliya Oo Aqbalay Codsigii Ra’iisul Wasaarahu Ku Kala Diray Xukuumada-Dhegeyso.

Muqdisho-(SP) Mudnayaaasha barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya ayaa ogolaaday codsigii uu maanta usoo gudbiyeye ra’iisul wasaaraha xukuumada federalka ah ee Soomaaliya Cumar  Cabdirashiid Cali oo ka codsaday inay siiyaan xilli uu xukuumadiisa dib ugu laabto. Gudoomiyaha barlmaanka federalka ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kudhawaaqay natiijadii codaynta oo gacan tag ahayd ayaa sheegay inay codeeyeen […]

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Madaxweyne Kuxigeeenka Dowladda Puntland Oo Booqasho Ku Maraya Galbeedka Gobolka Cayn-Dhegeyso.

 Buuhoodle-(SP) Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta booqasho kutegey deegaamo katirsan gobolka Cayn, waxaana safarka madaxweyne kuxigeenku salka kuhayey u kuurgelida xaaladaha kajira deegaamadaasi. Deegaamada uu maanta booqday madaxweyne kuxigeenku ayaa waxaa kamid ahaa Maygaagle Xadhadhanka iyo Bali Docol oo ay kusoo dhoweeyeen dad shacab ah, waxaana madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland uu […]

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Xariga Kajray Mashaariic Kasocdey Magaalada Qardho.

Qardho-(SP) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta safar dhulka ah ku tegey magaalada Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa xariga kajray mashaariic horumarineed oo laga wadey garoonka diyaaradaha ee magaalada Qardho. Madaxweynaha oo ay weheliyeen xubno katirsan dowladda ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Qardho wuxuuna xariga kajaray mashaariic balaarin ah […]

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Somali PM dissolves new cabinet

Somali Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke has dismissed his newly nominated cabinet, a government official told Xinhua in the wee hours Saturday. “The PM decided to dissolve the newly appointed cabinet due to strong opposition from parliament,” said member of Parliament Ali noor Bodaye, adding that Sharmarke is expected to appear before the national assembly […]

By |January 17th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off

The President of ‪Somalia‬ confirms support for the nominated Council of Ministers

Press Release The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud confirms his support for the Council of Ministers, as nominated by the Prime Minister. “I welcome the Prime Minister’s nomination. Now the Parliament must make its decision, as per the Provisional Federal Constitution. “I am delighted that momentum has not been lost, and that government activities […]

By |January 13th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off

Somalia’s prime minister names his cabinet

Somalia’s newly appointed prime minister named a giant cabinet of 60 people late on Sunday, as he warned of the “huge task” ahead to bring peace to the war-torn nation. Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke, endorsed by parliament last month after the president fell out with the previous premier amid bitter infighting, released his […]

By |January 12th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off

Blast hits troop convoy in Somalia’s Kismayo

A remote-controlled bomb hit a vehicle in a troop convoy in the southern Somali port city of Kismayo, killing at least three soldiers, police and residents said on Sunday. Militant group al Shabaab claimed responsibility for the attack, which hit the convoy as it drove through Gulwade village in Kismayu late on Saturday. “The bomb […]

By |January 11th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off