Puntland State of Somalia – Puntland State




Puntland State

About Puntland State

This author has not yet filled in any details.
So far Puntland State has created 158 blog entries.

UN and US Envoys urge Somalia lawmakers to approve New Cabinet

The United Nations and U.S. representatives to Somalia have urged the members of the Somali Federal Parliament to unconditionally approve the newly appointed cabinet on Thursday. The proposed new cabinet was unveiled on January 27, after weeks of wrangling on who should populate the line-up. The cabinet is dominated by newcomers who have not served […]

By |January 29th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off

Somalia: EUCAP Nestor to deploy in Puntland

The European Union’s Maritime Capacity Building Mission in the Horn of Africa and Western Indian Ocean (EUCAP Nestor) is set to open a base in the Somalia’s semi-autonomous region of Puntland. The move came following talks between Puntland President Abdiweli Mohamed Ali and EU head of  Civilian Operations Commander for all Civilian Common Security Defence […]

By |January 28th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off

Somalia PM unveils new cabinet dominated by newcomers

Somalia Prime Minister Omar Abdirashid Ali has announced the lineup of a new cabinet in the country following weeks of dispute on who will populate the cabinet. On Tuesday, Mr Sharmarke unveiled the new 20-member cabinet, which are dominated by newcomers though several of the ministers served in the previous governments. The announcement came hours […]

By |January 27th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off

Somalia: al-Shabaab militants ‘kidnap 50 villagers’

Al-Shabaab militants have kidnapped more than 40 people from a village located in south-western Somalia, a government official has said. Armed with assault rifles, the militants stormed Gof-gaduud village rounded up more than 40 men and driven away to unknown destinations. The mayor of the Gof-gaduud Ahmed Aden told the media that most of the […]

By |January 27th, 2015|English News, Latest News, News in English, Somali News in English|Comments Off

Health worker’s journey fuels work with Somali families

Amina Ahmed remembers well leaving Kenya for the U.S. in 2005.

“That was one of the hardest things, leaving my dad behind. … I still have that picture of walking through the gate. … I was thinking, ‘This is the last time I’m going to see him, ever,’ ” said Ahmed, a 24-year-old Somali woman.

She got […]

By |January 18th, 2015|English News, Somali News in English|Comments Off

Qurba Joog Soomaaliyeed Oo Shir Ugu Soo Xirmay Magaalada Kigali ee Dalka Rwanda-Sawirro.

Kigali-(SP) Magaalada Kigali ee xarunta dalka Rwanda waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey, kulankii qurbajoogta Soomaaliyeed oo markii labaad lagu qabtay dalkaasi, waxaana loogu magac daray shirka siyaasada qurba-joogta ee horumarin dalka Soomaaliya.

Waxaana shirkaasi oo socdey mudo shan cisho ah looga doodayey arrimaha siyaasada ee Soomaaliya, dibu heshiisiinta iyo sidii qurba joogtu u qaadan lahaayeen kaalintooda […]

By |January 18th, 2015|Latest News, Somali news|Comments Off

Xafiiska Xeer Ilaalinta Soomaaliya Oo Kahadlay Mas’uuliyiin Lagu Xiray Magaalada Muqdisho-Dhegeyso.

Muqdisho-(SP) Gudoomiyihii degmada Xamarweyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir iyo ku xigeenkiisa arimaha bulshada ayaa lagu xiray xabsiga dhexe ee Muqdisho kadib markii lagu eedeyay inay iibsadeen raashin mucaawino ah oo loogu talagalay ciidanka Naafada ee kujira Isbitalka Martiini. Dr Maxamed Xasan Nuur kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa shaaciyay in […]

By |January 18th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Ras’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Soo Dhoweeyey Go’aankii Barlmaaanka Ku Aqbaleen Lanoqoshada Xukuumada-Dhegeyso.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku aqbaleen codsigiisii 16/01/2015 ee dib ula noqshada magacaabidda Xubnaha Gollaha Wasiirada cusub, isagoo qadarinaya dareenka iyo shucuubta Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo talooyinka guud ee ka soo gaaray bulshada Soomaaliyeed. Afhayeenka Xukuumadda Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo saxaafada la hadlay […]

By |January 18th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Daawo-Qaybta Labaad ee Sawirrada Booqashada Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ee Gobolka Cayn.

Sanaagpost.com Wararka-Puntland

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Ardayda Ka Barata Master Degree-ga Jaamacada PSU Garoowe Oo Imtixaanka Semester-ka 1aad U Bilowday-Sawirro.

Garoowe-(SP) Xarunta jaamacada Puntland State University (PSU) ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka furmay Imtixaanka Semester-ka 1aad ee waxbarashada Master degree-ga oo ay Jaamacada ka taageerayso Jaamacada Jomo Kenyatta Unversity of Agriculture and Technology (JKUAT) ee dalka Kenya. Waxbarashada Master degree-ga oo ay sanad Jaamacadeedka 2014-2015 bilowday Jaamacada PSU ayaa waxaa fareceeda magaalada Garoowe maanta […]

By |January 17th, 2015|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off