Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Bariga Africa Garowe oo kulan soo dhaweyn ah U qabtay Ganacsato Dalka dibadiisa ka Yimid
Kulankaan oo ay kasoo qaybgaleen Madaxda jaamacada. ardayda .Culimo, Gudomoyaha Boorka Shirkada Golis .Gudomiye Kuxigeenka guud ee jaamacada Sh Maxamed Maxamuud Ciise(Awoowe) iyo marti sharaf kale ayaa ahaa mid jaamacadu kusoo dhaweynaysan Ganacsato iyo culimo kayimid wadamada Uganda iyo keenya waftigaan oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa garowe ayaa galabtay kali mado dardaaran iyo dhiirigalin iskugu […]