Madaxweynaha Puntland oo sheegay in la ballaarinaayo Dekadda Bosaso
Golaha Wasiirada ee Puntland ayaa maanta oo khamiis ah yeeshey shirkoodi caadiga ahaa, waxaana shir guddoominaayey Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas. Sida caadada u ahayd Golaha Wasiirada ayaa shirkoodi ku bilaabey in ay dhexdooda is waraystaan oo kala dhegaystaan warbixinadii u danbeeyey. Madaxweynaha oo isagu ka yimid safar uu ku tegey dalka Itoobiya ayaa sheegey […]