Shir looga hadlayey natiijadii laga gaarey Mashruuca CIP labadii Sano ee Lasoo dhaafay oo Kenya lagu qabtay
Shirkaan oo muddo dhowr beri ah ka socey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ahaa mid looga hadlayey horumarrada laga gaarey mashruuca tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ee Capacity Injection Project kaas oo uu Baanka adduunku ka caawinayo Dawladda dawladda Puntland..
Shirka ayaa dhinaca dawladda Puntland waxa uga qayb galay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka shaqada, […]