Puntland State of Somalia – Puntland State Site Editor




pl-editor

About Puntland State Site Editor

This author has not yet filled in any details.
So far Puntland State Site Editor has created 213 blog entries.

Habib Farah

 

Hon. Habiib Faarah

“Senior Advisor, President of Puntland State.”

Mr. Habiib is a Presidential Senior Advisor, who has also previously served with Puntland
State House as Deputy chief of Puntland President Protocol from 2014 – 2016, He also served as Chairman of Puntland Tender Board from 2017 – 2018, and as Deputy Chairman of Puntland Diaspora Forum, from […]

By |April 27th, 2021|Southern Somalia|Comments Off

Sadaam

Biography

Mr. Sadaam is the current Cabinet Secretariat of the Puntland State House

 

Mr. Sadaam is the current Cabinet Secretariat of the Puntland State House who has also previously served with Puntland State House as an active member in the Policy Planning and Research Department.  He is also co-founder of the Somali Mentality Show Platform, which is […]

By |August 27th, 2020|Puntland|Comments Off

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti kusoo dhoweeyay, Wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka gaadiidka Mudane Muuse Maxamed Axmed, Guddoomiyaha marsooyinka iyo aagga ganacsiga xorta ah Mudane […]

By |August 12th, 2020|Latest News, News, Puntland|Comments Off

Abdiweli

                                                                                                Biography

 

Hon.  Abdiweli Ali Abdulle

“The current Deputy Chief of […]

By |August 12th, 2020|Puntland|Comments Off

dhismaha ciidanku waa halbowlaha dawladnimada

Madaxweynaha dawladda Puntland qorshaha dawladdiisa waxyaabaha tiirarka muhimka u ah waxaa kamid ah dhismaha ciidamada amniga gudaha iyo daraawiishta oo runtii ah baahida ugu weyn ee ay qabaan dadka reer Puntland, taas oo guud ahan bulshada reer Puntland gelisey niyad iyo yididiilo hor leh.

dhismaha ciidamadu waa halbowlaha horumarka iyo dawladnimada waana arrin aanay jirin bulsho […]

By |June 30th, 2020|Press|Comments Off

Tababar looga hadlayo hannaanka kaydinta Arkiidiyada dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Wasaaradda shaqada shaqalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland oo kaa shanaysa mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ayaa maanta Garoowe ku qabatay tababar socon doono muddo labo toddobaad ah kaas oo shaqaalaha lagu tababari doono hannaanka kaydinta iyo ilaalinta xogta dawladda (Record and Archive management)

Tababarka ayaa waxaa si gaar ah diirradda loogu saari doonaa shaqaalahana loogu fahamsiin […]

By |June 24th, 2018|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha dawladda Puntland oo soo bandhigtay Siyaasado loo diyaariyey in lagu hago shaqaalaha dawladda

Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland oo kaashanaysa Baanka adduunka ayaa qabatay shir lagu soo gunaanadayo siyaasado gaaraya 14 siyaasadood kuwaas oo loogu talo galay tayaynta hay’adaha dawladda iyo horumarinta shaqaalaha.

Siyaasadahaan oo ay soo diyaariyeen xeeldheereyaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib isla markaana ay in muddo ah laga samaynayey latashiyo kala duwan ayaa […]

By |June 12th, 2018|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news|Comments Off

Hay’ado cusub ka faa’iideysan doona Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland

Shir ballaaran oo looga arrinsanayey barnaamijka dib u qaabaynta iyo dib u casriyaynta Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Shaqa iyo Mashruuca tayanta shaqaalaha ee CIP ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland.

Waxaana kasoo qayb galay kulanka 20 kamid ah xarumaha dawladda oo isugu jira […]

By |June 7th, 2018|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off

Shirar looga hadlayey qorshe hawleedka afarta sano ee Wasaaradaha oo Garoowe kusoo xirmay

Shirar kala duwan oo muddo hal toddobaad ah u soconayey Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ee Capacity Injection Project isla markaana looga arrinsanayey qorshe hawleedka hay’adahaas ee afarta sanno ee soo socota ayaa maanta lasoo afmeeray.

Wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwna ee shirarkaanu u socdeen ayaa waxaa kamid ahaa Wasaaradda Qorshaynta, Wasaaradda Shaqada iyo […]

By |May 26th, 2018|Latest News, News, Puntland, Somali news|Comments Off

Qaybo kamid ah hay’adaha dawladda Puntland oo dib u casriyayn lagu samaynayo

Kulankaan oo saaka ka furmay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa waxaa looga hadlayey furitaanka wejiga saddexaad ee dib u casriyaynta iyo dib u qaabaynta hay’adaha dawladda iyo wasaaradaha dawladda ee aan qaybta ka ahayn labadii weji ee hore.

Wasaaradaha dib u eegista lagu samaynayo ayaa waxaa kamid ah Wasaaradaha kala ah  Dastuurka, Warfaafinta, Caddaaladda, […]

By |May 24th, 2018|Latest News, News, Puntland, Puntland News, Somali news, State News|Comments Off